daajis.com:- Muuse Suudi Yalaxow ayaa Xalay ka qayb galay Barnaamijka Dood wadaag oo Marti uu ku ahaa Madaxwaynaha Soomaaliya, Wuxuuna marka hore difaacay Hay’adaha dawlada iyo Madaxdu howlaha sida ay u wadaan, Wuxuuna ka hadlay isbadalka yimid.
Muuse Suudi ayaa si wayn uga qosliyey dadkii kulanka Doodada ah kasoo qayb galay, Wuxuuna sheegay in dad aan waxba garaynayn ay hada doonayaan inay xildhibaano Noqdaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:54 and have
, Published at