Daawo Video: TARSAN “Jen. Gabre waa Danbiile Somalia waan ka caydhinayaa”

Daawo Video: TARSAN “Jen. Gabre waa Danbiile Somalia waan ka caydhinayaa”

daajis.com:- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul u weeraray General Gabre oo ka tirsan Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna Bulshada Gobolada Shabellaha Dhexe & Hiiraan ugu baaqay inaanay marnaba ogolaanin in maamul uu u sameeyo jeneraal Gabre.


Waxaa uu sidoo kale sheegay in uu yahay musharax u taagan jegada madaxtinimada dalka, haddii uu ku soo baxana uu dalka ka mamnuuci doono General Gabre iyo ragga la socda.

Tarsan ayaa ka dhawaajiyay in Gabre uu dalka Soomaaliya ka yahay dembiile, markii uu dad ku laayay. Dadka uu ku laayayna waxaa uu Tarsan sheegay inuu ku jiray walaalkii, da’dii ka wayneyd.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada