daajis.com:- Kaaha Sabriye waa gabadh Soomaaliyeed oo ku noolayd dalka Ingiriiska, waxayna hada ku sugan tahay magaalada Muqdisho, waxayna daawasho u timid Xeebta liido ee magaalada Muqdisho.
dad badan oo Soomaaliyeed ayaa maalmaha Fasaxa u yimaada, Damaashaad Xeebta liido, Waxaana sidoo kale Jirta Cabsi la xidhiidha inay weeraro Argagixiso, iyadoo dhowr Jeer lala beegsaday goobaha ku xeeran Xeebta Liido.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at