Daawo Pro. Cabdi samatar oo ka hadlay Cadaalad Daro Waqooyi Lagu hayo Iyo Xasan Shiikh oo Arki waayey Qashinka Muqdisho ee Erdogan Arkay (Waraysi)

Daawo Pro. Cabdi samatar oo ka hadlay Cadaalad Daro Waqooyi Lagu hayo Iyo Xasan Shiikh oo Arki waayey Qashinka Muqdisho ee Erdogan Arkay (Waraysi)

daajis.com:- Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa wuxuu ka hadlay Xaalada Soomaaliya, Iyo Cadaalad darada ka Jirta, Wuxuuna si gaar ah uga hadlay  Gobolada Waqooyi ee Soomaliya oo Xiligii Dalwadii dhexe ahaa 5-Gobol, oo hada lala Simayo maamul goboleedyo, Isagoo tusaale usoo qaatay Puntland.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Safarka Tirada badan ee Madaxwayne Xasan sheekh, Wuxuuna sheegay in Madaxawaynihii hore ee Somalia Aadan Cabdulle Cismaan oo 7-sano oo madaxwayne uu Somalia ka ahaa, Safarkii uu galay ay ka badan tahay, Safarkii madaxwayne Xasan uu galay Lixdii bilood ee ugu Horaysay.

Wuxuuna sheegay in madaxdii ay ku mashquul santahay Safar iyo howlo kale, taasi ay keentay inuu Arki waayo madaxwaynaha Qashinka Muqdisho, ee uu Arkay Madaxwaynaha Turkiga Erdogan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada