daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Buuhoodle kusoo Noqday Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyo Garaad Saleebaan Buraale oo mudooyinki ugu danbeeyay ku sugnaa deegaanka Dhumay ee koonfurta Gobolka Sool.
Isimada ayaa waxaa soo dhowayn u sameeyay Qaar kamid ah Taageerayaasha maamulka Puntland, Waxayana sidoo kale sheegeen in loo baahan yahay in la tashado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at