DAAWO: La kulan Soomaali Cuuryaan ah oo ka qeyb galay tartankii Olombikada Brazil

DAAWO: La kulan Soomaali Cuuryaan ah oo ka qeyb galay tartankii Olombikada Brazil

daajis.com:- Inaad weyso qeyb kamid ah xubnahaaga jirka kuma noqoneysid cuuryaan ama qof aan waxba qabsan karin, ee waxaa cuuryaan ah qofka niyad jaba ama is dhiiba.

Farxaan Hadaafoow, waa 19 jir Soomaali ah haystana dhalashada dalka Canada, waxa uu noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee asigoo cuuryaan ah ka qeyb gala tartanka Olombikada.

Farxaan, waxa uu dhawaan ka qeyb galay tartankii Olombikada Brazil ee qabsoomay intii u dhaxeysay 7-18 September. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada