Daawo: Gabar Sacuudiyaan ah oo rabaayadeysa Libaax dad cun ah

Daawo: Gabar Sacuudiyaan ah oo rabaayadeysa Libaax dad cun ah

daajis.com:- Ruuzaana, waa Gabar u dhalatay dalka Sacuudiga kuna nool magaalada Jiddah, waxeey Telefeshinka Al-arabiya uga warantay qisada Libaax dad cun ah oo ay gurigeeda ku haysato kuna rabaayadeyso.

Ruuzaana, ayaa wareysigeeda ku bilaawday walwalka ay ka qabto, in dadka qaar ay dhahaan sababta ay libaaxa u rabaayadeyneyso waa maalka faraha badan ee waalidkeed haystaan, islamarkaasina ay meeleey geyso weysay.

Waxeey sheegtay in iyadoo og qatarta uga imaan karta, hadana ay jecelysatay ineey barbaariso oo koriso, sidoo kale waxeey sheegtay in Libaaxa ay qatar ka’imaan karto marka si xun loola dhaqmo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada