daajis.com:- Telefishinka maamulka Puntland ee Xaruntiisu tahay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey in Ciidamo ka tirsan Puntland ay Duqaynta ka dhacday Duleedka Gaalkacyo Jab ugu Gaysteen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab.
Maamulka Galmudug ayaa horay usoo bandhigay Sawirada iyo Muuqaalka halka ay wax ka dhaceen, Iyagoo sheegay in Duqaynta lala eegtay Gaadiid iyo Ciidan ka tirsanaa maamulka Galmudug, Diyaaradaha duqaynta gaystayna la siiyey Warbixin Khaldan, Arintaan ayaa Xaalad Cusub oo Kacsanaan ah maanta ka Abuurtay magaalada Gaalkacyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have
