DAAWO Video: Cumar Cabdi rashiid oo Garoowe soo gaaray & Dacwada Badda Soomaaliya oo wax Laga Waydiiyey ?

DAAWO Video: Cumar Cabdi rashiid oo Garoowe soo gaaray & Dacwada Badda Soomaaliya oo wax Laga Waydiiyey ?

daajis.com:- Ra’isul Wasaaraha  Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Garoowe, Waxaana soo dhowayn u sameeyay madaxwaynaha Maamulka Puntland, Iyadoona intaasi kadib uu Warbaahinta la hadlay.


Dhinaca kale Cumar C.rashiid ayaa Warbaahintu wax ka waydiisay Arinta la Xidhiidha Badda Soomaaliya, oo Hada Dacwad u dhaxaysa Kenya ay ka socoto dalka Holland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada