daajis.com:- Aroos Loogu magac daray Arooskii Qarniga ayaa Fanaanada Princess Istaahil loogu qabtay magaalada Jigjiga, waxaana kasoo qayb galay dad gaadhaya 2000- oo Ruux.
Qaybta Hore ee Arooska ayaa waxaa lagu soo bandhigay Hidaha Dhaqanka iyo Soomaalida Iyo sidii ay u dhici Jireen Aroosyadii Hore, taasi oo Xasuus gelisay Bulshada, Sidoo kalana qaybta danbe ee Arooska ayaa lagu soo Bandhigay Noocyada Casriga ah ee Aroosyadu ay Waqtigaan u dhacaan – DAAWO SIDA WAX UGA DHACEEN.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at