daajis.com:- Afhayeen u hadashay Taliska Dhexe ee Mareykanka ee Afrika ayaa sheegtay in duqeyn maalintii Isniintii ka dhacday deegaanka Toora-Toorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay afar xubin oo ka tirsan Al-Shabaab.
Captain Jennifer Dyrcs ayaa sheegtay in howl galkan ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Soomaali ah, isla markaana ay bartilmaameedsadeen koox dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.
Waxaa ay sheegtay in intii uu socday howl galka ay soo weerareen Al-Shabaab ciidankii wada socday, isla markaana labo duqeyn oo is-difaacid ah ay fuliyeen, kuna dileen afar dagaalyahan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at