daajis.com:- Barnaamijka Qubanaha ee ka baxa laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, kaasoo isbuucaan lagu soo qaatey mowduucyo ay kamid yihiin.
Waraysi lala yeeshay Madaxwaynaha dalka Soomaaliya mudane, Xasan sheekh Maxamuud oo ka hadlay Barnaamij uu dhowaan ka qayb galay magaalada Muqdisho iyo Aragtida Dawlada Soomaaliya ee ku aadan maamulka Somaliland.
Dalka Nigeria Dilka iyo Afduubka ka socda iyo Koofiyadaha dhaqanka oo Noqday mid aan laga Goyn karin dadka ka soo jeeda deegaankaasi, iyo Dayax Gamceedka Hubble ee sanadii 1991 Hawada loo diray oo weli sodonsano kadib shaqaynaya, Wuxuuna leeyahay Shaqaale gooni ah oo daryeela.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at