Daawo : Culimada Somalia oo Muqdisho ku shiray oo si yaab leh uga Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka

Daawo : Culimada Somalia oo Muqdisho ku shiray oo si yaab leh uga Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka

daajis.com:- Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay waxay siwayn uga Hor yimaadeen Qoondada Haweenka 30% ee Baarlamaanka labada aqal laga siiyay, iyagoo ku tilmaamay qorshe ay wataan dad aan Diinta Islaamka lug ku laheyn.


culimada ayaa sheegay in Ragga iyo Haweenka ay si siman tartamaan Baarlamaanka, balse aanay cidna meel loogu xirin tiro gaar ah, Waxayna Xuseen in Qorshahan uu yahay mid ay wataan reer galbeedka, isla markaana horu-dhac u ah dhalan-roga bulshada iyo bur burinta qoyska.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada