MUUQAAL: Aadan Barre Ducaale oo Boqor Burhaan Talo u jeediyey, Kana hadlay Xiisada Kenya iyo Soomaaliya

MUUQAAL: Aadan Barre Ducaale oo Boqor Burhaan Talo u jeediyey, Kana hadlay Xiisada Kenya iyo Soomaaliya

daajis.com:- Gudoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Khudbad Ka jeediyey Munaasibad lagu soo dhoweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhoweeyay magaalada Nairobi, Wuxuuna usoo jeediyey inuu Noqdo Boqor Soomaaliyeed, oo Beesha Daarood uu ka tago.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Arinta Muranka  u dhexeeya Soomaaliya iyo kenya, Wuxuuna sheegay inayna Kenya Marnaba doonayn dhul kamid ah Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada