Warbixin: Xiisad Colaadeed oo laga Dareemay Gobolka Mudug & Haweenka P.land oo Baaq Nabadeed diray (Maqal)

Warbixin: Xiisad Colaadeed oo laga Dareemay Gobolka Mudug & Haweenka P.land oo Baaq Nabadeed diray (Maqal)

daajis.com:-  Kadib duqayntii ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa Xiisad Colaadeed iyo Dhaq-dhaqaaq Ciidan waxaa laga dareemay Gobolka Mudug.


Haweenka Puntland ee kasoo Jeeda Gobolka Mudug ayaa Soo saaray Baaq Nabadeed oo ku aadan Colaad dhiig badan ku daato, taasi oo ka dhacday Gobolka Mudug, waxayna sheegeen inay ka Xun yihiin Duqayntii lala eegtay Ciidamo ka tirsan Galmudug, Iyagoo sheegay inay tahay wax ayna Filaynin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada