Muuqaal:- Hargeysa itoobiya ayaa Laga Xukumaa, Xamarna jin baa galay

Muuqaal:- Hargeysa itoobiya ayaa Laga Xukumaa, Xamarna jin baa galay

daajis.com:-  Faysal Cali waraabe oo Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeisa,  ayaa ka hadlay Qabyaalada iyo dagaal Beeloodyo ka socda maamulka Somaliland,  Wuxuuna Itoobiya ku Amaanay  QAADKA  ay usoo dhoofin jirtay Inay ugu Dartay Jaamacado waxbarasho oo laga maamulo Itoobiya.


Dhinaca kale mar uu ka hadlayey xaalada magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu ku sifeeyay meel ay Galeen Shayaadiin iyo Jin “Xamar dagaalo ayaa ka socda, Jin iyo Shayaadiin ayaa galay, Maaha inaynu ku dayano” ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada