daajis.com:- Dowladda Turkiga ayaa soo gaba gabeysay qalabeynta saldhig milateri ay ku yeelanayaan Soomaaliya, gaar ahaan duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo saldhigan uu noqonayo kii u horeeyay ee Qaaradda Afrika ku yeeshaan.
Saldhiggan ayaa marti-gellin doona saraakiil Turki ah oo sida la sheegay dhanka tababarrada ka caawinaya ciidammada dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:13 and have
