daajis.com:- Weerarkani qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari miineysan oo la soo dhigay afaafka hore ee maqaayada, iyadoona markii danbe ay qarxiyeen gaarii ay maqaayadaasi soo dhigeen.
Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa markii danbe gaaray gaadiidka dab demiska, oo ku guulaystay inay bakhtiyaan dabkii ka kacay gaariga qarxay ee halkaas ku basbeelay, sidoo kale gaadiidka Ambalaaska ayaa isla goobtaasi gaaray, iyagoo goobtaasi ka daabulay dadkii dhaawaca ahaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
