Daawo: Sheekh Shariif oo Cashar ka Bartay Khilaafkii Isaga iyo Farmaajo

Daawo: Sheekh Shariif oo Cashar ka Bartay Khilaafkii Isaga iyo Farmaajo

daajis.com:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay isqabqabsiga inta badan ka dhex dhasha madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya kaasi oo sababa in mar walbaa ra’iisul wasaaraha xilka laga qaado.


Sheikh Shariif ayaa markaan sheegay inuu doonayo siyaasad taasi ka duwan, isagoo sheegay in qorshihiisa uu yahay in isaga iyo ra’iisul wasaaraha uu keensadaa iney isla dhameysan doonaan afarta sano haddii markale xilka loo doortaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada