daajis.com:- Boqoolaal Qof oo ka Cadhaysan Duqayntii Lala begsaay Ciidanka Galmudug aya isugu Soo baxay Magalada Cadaado ee Xarunta Galmudug Waxana Banaabxayaasha ay Socod Dheer ku Soo Mareen Wadooyinka Magaalada.
Shacabka Cadado ee Galmudug aya Sheegay in Dareenkooda ay la Qayb Sanayan Shacabka Gaalkacyo ee Duqaynta lala eegtay, Waxayna Ku Qayli nayeen Erayo ka Dhan ah Dowlada Mareynkanka iyo dadkii Warbixinta khaldan siiyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:42 and have
