daajis.com:- Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Madaxwaynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa wuxuu si wayn uga hadlay Duqayntii ka dhacday Duleedka magaalada Gaalkacyo, Taasi oo la sheegay in lala beegsaday Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug.
Jen. Qaybdiid ayaa wuxuu dhinaca kale sheegay in Puntland Mudo Sadex Maalmood ah ay Farxad ku jireen, Halka Galmudug ay ku Jirtay Baroor diiq, Balse midaas lagula Xisaab tami doono sida uu hadalka u dhigay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have
