MUUQAAL: Faarax Macalin oo FEEDH Dhulka ku dhigay Wasiir DF Soomaliya ka Tirsan, Daawo waxa dhacay

MUUQAAL: Faarax Macalin oo FEEDH Dhulka ku dhigay Wasiir DF Soomaliya ka Tirsan, Daawo waxa dhacay

daajis.com:- Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya faarax Macalin Ayaa Hotel ku yaala Nairobi wuxuu si Xun ugu dhex Garaacay Wasiirka Isgaarsiinta iyo boostadda Dowladda Somalia Maxamed Jaamac Mursal (Geelle).


Faarax Macalin ayaa inta badan Dhaliila Siyaasiyiinta Dawlada Soomaaliya oo uu sheegay inay Dawlado kale ka shidaal Qaatan, DAAWO WAXA KALA QABSADAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada