DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Filibiin “Waxa aan Jeclahay inaan Dilo SADEX Milyan oo qof sidii Hitler, waana dilayaa

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Filibiin “Waxa aan Jeclahay inaan Dilo SADEX Milyan oo qof sidii Hitler, waana dilayaa

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Filipiin Rodrigo Dutere ayaa naftiisa la bar-bardhigey hoggaamiyihii Nazi-gii dalka Jarmalka Adolf Hitler, waxaana uu sheegay in uu jeclaan lahaa in uu dilo 3 milyan oo qof oo daroogiste ah.


Khudbad uu ka jeediyey dalka Vitenam oo uu booqasho ku joogo ayaa Duterte sheegay in Hitler ina adeerkiis yahay marka la eego canbaareynta loo jeedinaayo.

Kadib markii uu sheegay in Hitler diley saddex milyan oo qof oo Yuhuud ah, ayuu yiri, “Waxaa jira saddex Milyan oo qof oo daroogada ka shaqeysta dalkayga Filibiin, kuwaas oo aan jeclaan lahaa in aan wada gawraco.

” Haddii Jarmalku lahaayeen Hitler, Filibiina waxay leedahay kooda “, kadibna isaga ayaa farta isku fiiqey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada