Daawo: Dagaal Qadhaadh oo ka socda magaalada Mosul ee Ciraaq iyo Wariye CNN ka Tirsan oo Xabadu ay Qabsatay

Daawo: Dagaal Qadhaadh oo ka socda magaalada Mosul ee Ciraaq iyo Wariye CNN ka Tirsan oo Xabadu ay Qabsatay

daajis.com:- Wariye u shaqeynaya taleefishinka CNN oo lagu magacaabo Nick Paton Walsh ayay naftiisa halis gashay kaddib markii ay rasaas ooda uga soo qaadeen kooxda ISIS goob furinta ah oo uu kasoo warinayay warbin ku saabsan duullaanka magaalada Mosul.

Ciidamada dalka Ciraaq oo garab ka helaya Diyaaradaha Maraykanka iyo Xulufadiisa, ayaa Weerar Xoogan ku qaaday magaalada Mosul ee dalka Ciraaq Halkaasi oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ay Maamulayeen Kooxda Daacish


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada