Dhegayso: Madaxwayne Xasan Sheekh ”Gaalkacyo intaan Galmudug La dhisin Waxba ma ahayn, Haday Wax Noqotay “

Dhegayso: Madaxwayne Xasan Sheekh ”Gaalkacyo intaan Galmudug La dhisin Waxba ma ahayn, Haday Wax Noqotay “

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaliya Xasan sheikh ayaa tilmamay inta aan Galmudug la Dhisin in gaalkacyo ay ahayd magaalo qof masuul ah uusan ku hoyan karin, hada oo galmudug Ku dhawaad toban sano jirsatay gaalkacyo ay noqotay magaaloyinka ugu horeeya Soomaaliya.


Xasn sheekh ayaa bogaadiyay hab maamulka galmudug oo uu sheegay in ay tahay wax ku dayasho mudan Waxana uu tilmaamay in galmudug markii la Dhisay Ay Gaalkacyo Gaartay Horumar, Wuxuuna sheegay in Shacabka Galmudug ay Yihiin dadkii Gaalkacyo Dhisay oo Horuamr hada lagu Faani Karo Gaarsiiyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada