daajis.com:- Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa ka hadlay dagaalkii gacan-ka-hadalka ahaa ee uu ku qaaday Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal Hotel ku yaala magaalada Nairobi.
Isagoo ka hadlayay Telefishanka NTV ayuu sheegay inuu ka qoomameynayo wixii dhacay oo ay habooneyd inay xaaladu heerkaas gaarin qof walibana uu ka xumaaday. Siyaasiyiin lid ku ah ayuu ku eedeeyay inay buunbuuniyeen arrinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
