daajis.com:- Khilaafkii u dhexeeyay Xisbiga UCID ayaa mar kale bilowday, Kadib Garabka Faysal Cali waraabe oo Maanta Shaaciyey in dib u dhigeen Shirkii Golaha dhexe ee loo Balansanaa, Kaasi maxkamad horey u Go’aamisay.
Dhinaca kale waxaa Arintaasi si adag uga Jawaabay Garabka Jamaal Cali Xuseen, Iyagoo sheegay inay Dooran Doonaan Gudoomiye Cusub, Iyagoo sheegay inuu Faysal Cali waraabe Musharax Noqday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:12 and have
, Published at