Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Caasimada Soomaaliya Lagu Hor-marinayo

Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Caasimada Soomaaliya Lagu Hor-marinayo

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray shirkadda nadaafadda deegaanka ee ECCO oo ah shirkad gaar loo leeyahay, waxaana sidoo kale munaasabaddaasi ka qeyb-galay duqa Muqdisho, wasiirro, xildhibaanno, maamulka shirkadda, saraakiisha ciidanka, qaar ka mid shaqaalaha shirkaddaasi iyo  fannaaniin.


Cabdi-xakiim Yuusuf Xasan oo ah  maamulaha guud ee shirkadda ECCO, ayaa sheegay  in u jeedadu ay tahay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dadka gobolka Banaadir, isla markaana looga qeyb-geli lahaa horumarka caasimadda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada