Ganacsiga Dharka Dalka Soomaaliya oo ay ku soo Biireen Waxyaabo ay Dadka la Yaabeen (VIDEO)

Ganacsiga Dharka Dalka Soomaaliya oo ay ku soo Biireen Waxyaabo ay Dadka la Yaabeen (VIDEO)

daajis.com:-  Dadka ka ganacsada dharka la xirto ee fashion-ka ah, ayaa dalka Soomaaliya waxa ay keeneen caagaga loo labiso ee loo yaqaan (Mannequin) kuwaas oo dadka lagu tuso qaabka ay u tolanyihiin dharkaasi.

Hadaba Magaalada Hargaysa oo ah goobta muuqaalka Video-gani laga soo duubay, ayaa waxa dhalinyarada dukaamada ka shaqeeya laga waraystay dhibaatooyinkii ay kala kulmeen markii ugu horeysay ee ay caagagani isticmaaleen.


Caagagan sidii dadka oo kale loo suubiyay (Mannequin-ka) ayaa ah wax ku cusub dalka Soomaaliya, iyadoo dukaamada dunida inteeda kala aad looga isticmaalo oo ay caadi ka tahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada