DAAWO: Madaxweyne Erdogan oo Shaaciyey in Caalamku Hagraday Somalia

DAAWO: Madaxweyne Erdogan oo Shaaciyey in Caalamku Hagraday Somalia

daajis.com:- Madaxweynaha Wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka qeyb galayay Shir Turkiga lagu qabtay oo looga hadlayay Arrimaha Garsoorka ayaa Dalalka Caalamka ku eedeeyey inay Hagradeen Wadanka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Recep Tayyip Erdogan ayaa tusaale u soo qaatay Mareykanka iyo Ingiriiska isagoona sheegay inay si weyn u hargradeen Soomaaliya balse Turkiga ay ka go’antahay inay gacan siiso Soomaaliya.

“Safaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska waxaa ay isku Koobeen Meel gaar ah oo Xayndaab ah,mana qabtaan Shaqooyinkii looga baahnaa in ay Soomaaliya ka qabtaan oo ay Gacan siiyaan Dowladda Soomaaliya iyo Shacabkeeda”ayuu yiri Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya Door Muhiim ah ka Ciyaartay marka laga Eego dhan walba,iyadoo Magaalada Muqdisho ka Furatay Safaaradda ugu weyn Adduunka ee Turkigu uu ku leeyahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada