: Maalinta Qaranimada dalka Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

: Maalinta Qaranimada dalka Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

daajis.com:- Madaxweynaha  Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay maalinta qaranimada jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho.


Munaasabada oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna xusayay 93 sano guuradi ka soo wareegtay aas aaskii Jamhuuriyadda Turkiga ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiirka Amniga, wasiirka maaliyadda, Saraakiil ciidan Danjirayaasha dalalka caalamka u fadhiya Muqdisho iyo marti sharaf kale oo halkaasi lagu casuumay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada