daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa ku eedaysay Maamulka Gal-mudug inay duulaan loogu aargudayo xubnihii lagu laayay degaanka Jeexdiin ay ku soo qaadaan Magaalada Galkacayo, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira naf iyo maal oo soo gaaray dadka shacabka ah, Sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maanta.
War-murtiyeedka Waxaa kaloo lagu sheegay in Dowladda Puntland ay diyaar u tahay inay si buuxda uga difaacayso dalkeeda iyo dadkeeda waxay ugu yeereen duulaanka ay ku soo qaadeen Al-shabaab is bahaysigooda Galmudug ee doonaya inay u argudaan argagixsadii lagu laayay Jeexdin.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at