daajis.com:- Bulshada Oromada ayaa si aada uga cadhootay falkii foosha xumaa ee kooxda Dabaqoodhiga ahi ku Gubtay calanka Ummada Oromada, waxayna waxgaradka Oromada oo fiirinaya xaalada Qalafsan ee lagu jiro fariin u direen cawaantii loo adeegsaday falkaasi.
Sidoo kale waxay baaq xikmadaysan Gaadhsiiyeen bulshada Oromada iyo tan ree Ogadenia oo ay usoo jeediyeen inaan dhag loo dhigin Talaaboyinka Naf Lacaarinimada ah ee Woyanuhu Ummada isaga Horkeenayo e, Halkan kadaawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have
