daajis.com:- Dad Cadhaysan oo isugu Jira Oromo iyo Amxaaro ayaa Weerar ku qaaday Safaarada Dawlada itoobiya ku leedahay dalka Switzerland.
Arintaan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Qaybo kamid ah Gobolada Amxaarada iyo Oromada ee dalka Itoobiya ay ka socdaan Kacdoono lagu diidan yahay Dawlada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:39 and have
