WAR CUSUB DHAGEYSO: “ilaa Burtinle Galmudug ayaa Leh Waana Soconeyna, Puntland Shacab ayay ka tahay Gaalkacyo”

WAR CUSUB DHAGEYSO: “ilaa Burtinle Galmudug ayaa Leh Waana Soconeyna, Puntland Shacab ayay ka tahay Gaalkacyo”

daajis.com:- Qaar ka Mida Odayaasha Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Maanta waxay ka hadleen Dagaalkii Maanta Magaalda Gaalkacyo Galbeedkeeda ku dhax Maray Ciidamada Galmudug kuwa Puntland.

Nabadoon Cilm Xasan aya Sheegay in Puntland Gaalkacyo ay ku Tahay Marti isla Markaana ay Leeyihiin Shacabka Galmudug, Sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu tilmamay in Puntland ay Gaalkacyo ka tahay Shacab isla Markaana Shacab aan loo baahneen in Galmudug ay la Dagaalamaan isagoona ugu Baaqay in Ciidamada Garoowe laga Soo Daad Guraynayo dib loo Celiyo Si Shacabka Puntland ay Galmudug sidii ay uga Dagnaan lahaeen Laga Wada taliyo.

“Galmudug ayaa ka talineysa Ilaa Burtinle Caalamka ayaa aqoonsan, Puntland waa inay soo raacdaa Galmudug” Ayuu yiri Nabaddoon Cilmi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada