daajis.com:- Arbacadii shalay waxa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, maxkamadeynta 9 dhalinyaro ah oo 8 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen, halka ka kalena uu u dhashay qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya.
Dacwaddan oo socotay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ayaa dhalinyaradan lagu xukumay inta u dhaxdaysa hal sano ilaa 35 sano, Waxaana sidii maxkamaddii shalay wax uga dhaceen Warbixintan ka diyaariyey Maxmuud Mascadde.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:33 and have
, Published at