DAAWO: Mareykanka iyo Odayaasha Galmudug oo kulan yeeshay iyo go’aan Laga Gaadhay DUQAYNTII Ciidamada

DAAWO: Mareykanka iyo Odayaasha Galmudug oo kulan yeeshay iyo go’aan Laga Gaadhay DUQAYNTII Ciidamada

daajis.com:-  Odayaasha Dhaqanka Galmudug iyo Saraakiil ka soctay Dowlada Mareykanka oo dhinac ah ayaa wada qaatay Shir looga wada hadlay Khasaarihii ka dhashay Duqeyntii ay Diyaaradaha Mareykanka ku dileen Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug.


Saraakiisha Mareykanka ayaa shirka ka sheegay inuu dhacay khalad aad u weyn, isla markaana ay xaqiijiyeen in weerarkii ka dhacay Gaalkacyo aysan ku dilin Al­shabaab, waxayna raali galin ka bixiyeen weerarkaasi khaldamay.

Suldaan Cabdi Naasir Jamac Seed oo ka Mida Saladiinta Deganada Galmudug, ayaa sheegay in Saraakiisha Mareykanka ay qaaten khaladaadkooda waxuuna sheegay in saraakiisha Mareykanka ah ay kala hadleen Hantidii lagu burburiyay Weerarkii Jeexdin iyo sidoo kale in mag-dhow laga bixiyo ciidankii lagu dilay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada