DAAWO: Nin Qaxooti ku ahaa Kenya oo ka mid Noqday Xildhibaanada Somalia

DAAWO: Nin Qaxooti ku ahaa Kenya oo ka mid Noqday Xildhibaanada Somalia

daajis.com:-  Cabdulaahi Sh. Cabaas Siraaji oo Ahaa Muddo Dheer Qaxooti ku Nool Xirada Dhadhaab ayaa ku Guuleeystay kamid Noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.


Cabdulaahi oo La hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu ku Faraxsanyahay in uu ka soo Muuqdo Xubnaha Baarlamaanka Somalia.

Cabdulaahi oo wax laga weeydiiyay Cida ku Gacan siisay qarashka maadaama Siyaasada ay u baahantahay qarash ama lacag ayuu sheegay in qoosykiisa ay ku gacan siiyeen arintaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada