Daawo Video: Donald Trump oo Weerar Ba’an ku qaaday Soomalida Minnesota

Daawo Video: Donald Trump oo Weerar Ba’an ku qaaday Soomalida Minnesota

daajis.com:- Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee utartamaya madaxweynaha Mareykanka ayaa markale ugafay Soomaalida ku dhaqan gobolka Minnesota ee Mareykanka.


“Reer Minnesoto waad aragteen dhibaatada ka timid qaxootiga badan ee Soomaalida ah ee gobalkiina imaanaya idinka oo aan ogayn idinka oo aan la idinkala tashinin qorshaha lagu keenay kuwaas oo qaarkood ku biiray ISIS kuna faafinaya Mareykanka iyo caalamka aragtidooda xagjirka ah” ayuu yidhi Donald Trump.

Ma aha markii koobaad ama labaad ee Donalad Trump weerar ku qaado Soomaalida kunool dalka Mareykanka oo uu aaminsan yahay inay taageersan yihiin Hillary Clinton.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada