daajis.com:- Xildhibaan hore Maxamud Maxamed Maxamud (KULA-LIHI) ayaa maalintii shalay Qar qudha ku dhawaaqay inuu isaga baxay Codaynta doorashada beesha Muuse Saleebaan, Isagoo sheegay inaanu Doonayn inuu Noqdo Xildhibaan.
Kulalihi oo inta badan ah Nin Run sheeg ah, ayaa wuxuu Daaha ka qaaday arimo badan oo Qarsoonaa, Wuxuuna sheegay Inaanu Weligiis Laaluush qaadan taasi oo Makhtaari uu uga yahay C.wali gaas oo Horey uu uga diiday, Wuxuuna eedaymo kulul u soo jeediyay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas , Wuxuuna sheegay inay dalka faraha u galiyeen Musuq-maasuq, Cadaalad Darro iyo Dagaalo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:18 and have
, Published at