Nin Ciil Dartiis Gacmahiisa Ku Dilay Mas Wiil uu Dhalay ka Dilay (VIDEO)

Nin Ciil Dartiis Gacmahiisa Ku Dilay Mas Wiil uu Dhalay ka Dilay (VIDEO)

daajis.com:- Arintani yaabka badan ayaa waxa ay ka dhacday tuulo yar oo ku taala koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii maskaasi uu qaniinyo ku dilay wiil ee uu dhalay aabahaasi.

Maskani oo ahaa nooca loo yaqaano King Cobra, ayaa waxa uu leeyahay sun aad u qatar ah oo hadii uu ku qaniino aad qadar daqiiqado ah gudahood u geeriyoonaysid.

Ninkani ayaa waxaa laga yaabaa in goordhow maxkamadda la horkeeno, maadaama uu dilay maskani, dalka hindiya ayaa waxaa jira sharci sheegay in ninkii dilaa maska Cobraha uu mutaysan doono lix sano oo xarig ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada