daajis.com:- Waxaa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Qaar kamid ah Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Hayaag ee Dhulbahante, Kuwaasi oo eedayn Dusha uga tuuray Hogaamiyaha maamulka Puntland C.wali Gaas.
Beesha ayaa waxay ku eedeysan in Kursi Xildhibaan oo ay ku lahaayeen Dawlada Soomaaliya, uu ka Boobay, Waxaana Xusid mudan in Kursiga Muranka dhaliyey ay gudiga Doorashooyinku dib u soo celiyeen, Iyadoo uu kamid yahay 11 Xildhibaan oo dib loosoo celiyey.
Si kastaba Xaqdarada iyo Boobka ay ka Cabanayaan Qaar kamid ah Beelaha dhulbahante ayaa Waxay ku dhacday markii ay Yeeleen in Kuraastooda Lagu soo Xulo deegaano kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at