DAAWO: Shir lagu dhabar jabinayo guusha Xasan Sh oo ka dhacay..

DAAWO: Shir lagu dhabar jabinayo guusha Xasan Sh oo ka dhacay..

daajis.com:- Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la masuq maasuqay doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

ka dib shir jiraa’id ay Odayaasha maanta ku yeesheen magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay kaga hadleen hanaankii ay u dhacday doorashada Jowhar,waxayna sheegeen in iyagu ay bari ka ahaayeen.

Waxay eedeeyeen u jeediyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ay sheegeen inuu afduubtay Guddiyadii qaabilsanaa doorashada.


Isdaba marin iyo masuq maasuq ayay sheegeen iney hareysay doorashada,islamarkaana xildhibaano badan si qaldan ay ku soo baxeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada