DAAWO: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shaaciyey Shir-qool Loo diyaariyey Xubnaha maamulka S.land iyo Xiisada Doorashooyinka Soomaaliya

DAAWO: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shaaciyey Shir-qool Loo diyaariyey Xubnaha maamulka S.land iyo Xiisada Doorashooyinka Soomaaliya

daajis.com:-  C.raxmaan Cabdishakuur oo ah Musharax u taagan xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay arimaha Doorashada Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inaan la Aqbali doonin in Baarlamaan Qabyo ah ay doortaan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Fara-gelinta Madaxtooyada Soomaaliya ay ku Hayso Arimaha Doorashooyinka, Wuxuuna daaha ka qaaday Shirqool uu sheegay in oo loo diyaariyey Xubnaha ka imaan doona maamulka Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada