Daawo Muuqaal: C.kaxamiin Camey oo Muqdisho tagay iyo Warar dheeraad ah oo ku Saabsan Qorshaha Safarkiisa ?

Daawo Muuqaal: C.kaxamiin Camey oo Muqdisho tagay iyo Warar dheeraad ah oo ku Saabsan Qorshaha Safarkiisa ?

daajis.com:- C.xakiim Camey oo madaxwayne ku xigeen ugu magacaaban maamulka Puntland ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho, Wuxuuna sheegay inuu halkaasi u yimid Arimaha Doorashada iyo sidii uu dawlada soomaaliya ugala hadli lahaa Abaarta ka jirtay deegaanada Puntland.


Dhinaca kale Waxaa la sheegay inay u yeedheen wakiilada Beesha caalamka oo lagu wado inay cadaadis ku saaraan ka laabashada go’aankii ay uga hor yimaadeen in la dedejiyo doorashada madaxda cusub iyo shir ay Muqdisho isugu yimaadaan xildhibaanada labada Aqal.

Puntland ayaa hakisay doorashadii ka socotay Garoowe iyadoo dooneysa inay xubno ka hesho qoondada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada