daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug kulan ku yeeshay Gudiga Wada-xaajoodka maamulada Punltnad iyo Galmudug, Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay uu Hakad ku yimid wada-hadalka.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka Qayb galay Sarkaal ka tirsan Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Gudiga ayaa waxay sheegeen inay hada Bilaabayaan isdhex-galka Labada dhinac, waxayna sidoo kale Xuseen inay Qaban doonaan Shirar ay Bulshada ku wacyi gelinayaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at