Daawo :- Dr. Cali Khaliif oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda BUUHOODLE Iyo Su’aalo la Waydiyey

Daawo :- Dr. Cali Khaliif oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda BUUHOODLE Iyo Su’aalo la Waydiyey

daajis.com:- Dr. Cali Khaliiif Galaydh  oo Jaamacado kala duwan Horey uga soo Noqday Barre,  ayaa   Khudbad Dhinacyo badan Taabanaysa wuxuu u  jeediyay ardayda Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle.


Madaxwayne  Galaydh ayaa ku dheeraaday  Xaaladihii kala duwanaa ee Soomaaliya ay soo martay, Dawladihii uu lasoo Shaqeeyay, xiligii uu Go’aansaday inuu Mucaaridka ku Noqdo,   Sidoo kalana Qaar kamid ah Ardayda ayaa Su’aalo kala duwan Waydiiyey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada