daajis.com:- Muuse Biixi Cabdi oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu Horayn ka hadlay Wada-hadal uu la Furay Garabkii Axmed Muumin Seed oo ka Cadhooday Xisbiga Wadani, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Masuul dhowaan lagu dhex garaacay magaalada Hargeisa.
Muuse ayaa C.raxmaan Cirro ku eedeeyay inuu magaalada Nariobi kulan kula Qaatay masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya, Iyadoo la isla meel dhigay sidii meesha looga saari Lahaa Fikerka Gooni goosadka Maamulka Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at