daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Munaasibad shalay lagu qabtay magaalada Buuhoodle Khudbad ka jeediyey ayaa ugu horayn ka hadlay Xaalada Abaarta ee ka Jirta Dalka, Wuxuuna sheegay inay Xaaladu sii adkaan doonto hadii aan Xiligan Roob la helin, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay dadka ka kala yimid gobolada Soomaaliya ee soo gaadhay deegaanada Khaatumo.
Dr.Galaydh ayaa sidoo kale wuxuu si balaadhan uga hadlay wadahadalka u dhexeeya maamulada khaatumo iyo Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:19 and have
, Published at