Muuqaal: R/Wasaare ku xigeenka Dalka Sweden oo Timid Muqdisho iyo Wafdigii la socday oo dhaanto Ciyaaray

Muuqaal: R/Wasaare ku xigeenka Dalka Sweden oo Timid Muqdisho iyo Wafdigii la socday oo dhaanto Ciyaaray

daajis.com:- Raisalwasaare ku xigeenka dalka Sweden, Ahna Wasiirka Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa soo gaadhay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Waxayna o booqasho ku tagay xaruunta dhalinyarada Gobalka Banaadir, Iyadoona Halkaasi lagu soo bandigay Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida, waxaana Halkaasi laga soo jeediyey Khudbado kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada